Daawo:Raiisalwasare Khayre oo booqday Isgoyska Zoope ee Magalada muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa manta booqday qaar ka mid ah Goobaha Ganacsiga ee ku yaalla Isgoyska Zope, ka dib markii lagu sameeyey dibn u dhis, si uu u dhiiri galiyo Ganacsatadda Soomaaliyeed ee Xarumihi uga burburay qaraxii 14-kii October- dib u Furay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.