Walwal iyo walaac Hareeyey shirkii Maamul Goboleedyada ee kasocda Kismaayo

Keating

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka jubbaland Waxaa maalintii labaad galay shirkii Maamul Goboleedyadakaas oo shalay ka furmay magalada Kismaayo.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa shalay soo jeediyey eedo iyo dhaliil ay hawada u mariyeen madaxda dowladda Federaalka ah iyagoo sheegaya in dowlada xukunla ka ridayso iyo dhaqaalihii aduunka somaliya ugu deeqday waxba nala kamasiin.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa wajahaya doorashooyin iyo kacdoon uga imaanaya deeganadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.