Kooxda Argagixisada Alshabab oo shaaciyey magac ninki idlu qarxiyey Degmada Hawl wadaag

qarax

Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa waxaa ay ku faahfaahiyeen magaca ninkii dhawaan isku qarxiyay xarunta degmada howl-wadaag ee gobalka Banaadir.

Ninka is qarxiyay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay CabdiQaadir Cabdullahi Xaaji Maxamed Waxaana la sheegay inuu ku dhashay degaan hoos taga Magaalada Saakoow ee Gobolka Jubada dhexe.
Al-shabaab ayaa waxaa ay da’diisa ku sheegeen cabdi qaadir 22 sano jir,isagoona mudo badan la dagaalamayay ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.