Daawo:Berbera Shaqaalo Ajaanib oo Xaalufiyey Duurjoogta ayaa Xukun kala duwan lagu riday

Maxkamada gobolka Saahil ayaa waxaa xukumo kala duwan ku riday shaqaalo ajaanib ah oo ushaqeynayey Imaaradka kuwa soo dhisaayey Xerada Ciidamada Imaaradka ka dhisaayaan duleedka Berbera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.