Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

mursal

Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Maxameed Warsame “Deeq faandhe” ayaa Tacsi Tiiraanyo leh u Direy Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Abdiraxman oo Hooyadiisa “Maamo” Haajiro” Cali “Aadan” Maanta ku Geeriyootey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG ah ee Maamul Goboledka Koonfur Galbeed ee Soomaliya.
waxuuna Musharax Deeq Faandhe eebe uga baryay in uu janadii Fradowsa uu ka waraabiyo Samir iyo Imaan uu alle ka siiyo dhaman ehelada iyo qaraabada marxuumadda ay ka geeriyootay Aamiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.