Sawiro:Degmada Balabal oo guul ka gaartay Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug

balanbal

Ciyaar aad u xiiso badan oo ka dhacaday Magaalada Gaalkacyo oo u dhaxesay Ciyaartooyda Degmooyinka Balanbal iyo Hobyo  ayey labada kooxood waxay kusoo bandhigeen Ciyaar wanagsan iyadoo labada Kooxood mid walba ay rabtay inay mida kale kabadiso.

Ciyaartaas u dhaxesay Ciyaartoyda Degmooyinka Balanbal iyo Hobyo ayaa waxay ku soo dhamaatay 3 gool oo ay Keensadeen  Ciyaartooyda  Balanbal halka Hobyana 1 gool ay heleen waxayna saas guusha ku raacday Degmada Balanbal  waxayna balbal usoo baxday Finalka.

balbal

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.