Maqal iyo Muuqaal:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo eedayn dusha uga tuuray dowlada iyo Mucaardaka Jubbaland

sayd

Madaxwayne Kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamud Sayid aadan oo war saxafeed ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheeagay in Mudaharadka looga Soo horjeedo Madaxda Sarre ee Jubbaland in lacago lagu bixiyey Lacago.

Maxamuud Sayid ayaa waxuu kaloo Fariin udiray Mucaaradaka Jubbaland, waxa kaloo Madaxwaynaha Jubbaland ka gaabsaday inuu Cambaareeyo Dhiibatada Ciidamada Kenya ku hayaan shacabka Soomaliyeed gaar ahan kuwa juubaland Ciidamadaan Kenya ayaa waxay Geesteen Kufsi, Dil Burburinta Hantida shacabka sida guryaha Isgaarsiinta iyo ceelasha Biyaha laga Cabo.

ugu dambayntii Madaxwaynaha Jubbaland ayaa eedeyn usoo jeediyey Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.