Daawo:Jaaliyada Somalida Ee Koonfur Africa Oo Cabasho Ka Muujiyey Safaarada Somalia.

southafrica

Jaaliyada Somalida Ee Koonfur Africa ayaa waxay Cabasho Ka Muujiyey Safaarada Somalia ay ku leedahay Dalka South Africa, kulan aya isugu yimaadeen waxgarad, Aqoonyahano iyo Ganacsato ayaa waxay sheegeen in safaarada Soomaliya ay gabtay waajibkii saarnaa iyadoo indhaha ka qarsatay inay wax ka qabato ama garab istaagto shacabka Soomaliyeed ee lagu dhibaataynayo South Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.