Dad Itoobiyaana oo lagu dilay Dalka Jabuuti arimo laxariira Rabshadaha kasocda Dalka Itoobiya

Wararka ka imaanaya Dalka Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in lix qof oo Itoobiyaan ah oo ku noolaa dalka Jabuuti lagu dilaya Halakaas, Dilkan ayaa waxaa la aaminsanyahay inuu salka ku haya dhawaan dilal loo geystay dad Jabuutiyaan ah oo ku noolaa magaalada Dira dhabe ee dalka Itoobiya, Laamaha aminaga dalka Jabuuti wali kama hadlin dadkaan Itoobiyaanka ah ee lagu dalka Jabuuti.

Dowladda Jabuuti ayaa amar kasoo saartay dadka udhashay Dalka Itoobiya inaan dalkeeda lagu waxyeelayn Karin, hadaba dalka Itoobiya gaar ahan degaanka Soomalida waxaa wali kasocda Dilal loo gaysanayo shacabka Soomalida waxaana ita badan gaysanaya Maleeshiyaad katirsan qowmiyada Oromada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.