Muqaal:Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Xoola Uu Soo Celiyay Sacuudiga

xoolo

Dowlada Sacuudiga ayaa waxay dalkeeda kasoo celisay Xoolo dhan 28000 Neef oo loo dhoofay dalka Sacuudiga kuwaas oo laga raray dekada Magaalada Boosaaso, Dowlada Sacuudiga ayaa waxay sheegtay in xoolahaan laga Helay Cudur waana ujeedaka loo soo ceshay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.