Sawiro:Xafladii Furitaanka Maktabada Garbahaaray ayaa Si toosa uga socota Magaalada Garbahaaray

garbo

Magaalada Garbahaaray waxaa si toos uga socota Xafladii Furitaanka Maktabada Magaalada Guud ee Grabaaharay waxaana ka qayb galay Marti sharafkala duwan oo iskaga kala yimid dalka soomaliya iyo Kenya, waxaa kaloo ka qayb galay Maamulka gobolka gedo, kan garbaaharay iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka gedo.

Wararkena dambe kala socda warar dheerad ah.
garbo

garbo

garbo

garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.