Daawo:Magaalada Hargaysa oo siwayn ugu soo badanayaan Dhaca Baabuurta

hargaysa

Magaalada Hargaysa ayaa waxaa kusoo badanayaDhaca loo gaysto Baabuurta Guryaha hortooda ladhigto Taas oo walwal badan kuhaysa Bulshada kunool Magaalada Hargaysa, Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Jaamac Xaaji Ahmed ayaa sheegay in Mudooyinkaan dambe kusoo batay dhaca baabuurta kuwaas oo Xududaha laga tilaabiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.