Muuqaal+Sawiro:Garbahaaray Munaasabad Ay ku qalin jabiyeen 25 oo Baratay qirada Quraanka

garbo

Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo waxaa ka dhacaday Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalin jabiyeen 25 Qaari oo dhameeyey barashada 7 qiro oo kamida 10 Qiro ee quraanka Kariimka.

Ardaydaan ayaa waxay ka qalin jabiyeen Macadka Imaam Daani ee qirooyinka quraanka Kariimka ee Magaalada Garbaaharay Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Culimada, Aradayada iyo qaybaha Kala duwan ee bulshada Garbaaharay.

kulanka Xafladan ayaa ahaa mid Bulshada Garbaaharay ay u dhamaayeen madax iyo rayidba, waxaana aad usoo jiitay bandhigi ardayda iyo Oraahdi Ustaadka Machadka Sh C.qaadir Max’ed Caafi oo fahan dhab ah ka siiyay Qirooyinka kala duwan ee Quraanka.

garbo

garbo

garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.