Muuqaal:Marwada 1aad ee Puntland ayaa kulan laqaadatay Xubnaha Golayasha Haweenka Dowladda Federaalka iyo Puntland

marwo

Marwada 1aad ee Dawladda Puntland Marwo Hodan Saciid ciise oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ku qabatay kulan is xog waraysi ah, kaas oo ayka wada qayb-galeen xubnaha Haweenka ah ee ka kalatirsan Golayaasha Dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.