Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Puntalnd oo ku eedeeyey Soomaliland Qaraxii kadhacay Buuhoodle

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar oo la hadlay Puntland-TV ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Cabdifitaax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo habeennimadii khamiista ku nafwaayey qarax lagula beegsaday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, waxaana uu qaraxaasi ku eedeeyay maamulka gooni u goosadka ah ee Hargeysa sida uu sheegay Madaxwayne kuxigeenka Puntaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.