Dhageyso:Xildhibaan Cabdi shire oo Lahadlaayey VOA ayaa Sheegay inay Dacwad u gudbiyeen Kenya

shire

Xildhibaana Cabdi shire Jaamac oo Kamida Xildhibaanada dowlada Federalka oomaliya ayaa waxuu la hadlay Idaacada Voa waxuuna sheegay Kenya inay gaysatay Kufsi dil iyo burburin hantida shacabka Gobolka Gedo.

Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu sheegay inay ka xumaadeen dhibka loo gaystay shacabka Gobolka Gedo waxaana dacwad u gudbinay Dowlada Kenya oo aan kaga hadalnay Dhibaatada Kenya ku hayso shacabka Gobolka gedo waxaana Dacwad u gudinaynaa Ha’adaha xuuquul Aadamka ayuu yiri Xildhibaan Cabdi shire.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.