Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

No Image

Daawo:Iyadoo laga jawaabayo Wadooyinka Xiran ayaa Guddiga Amniga Qaranka oo go’aanno ka soo saaray waddooyinka xiran

20th July 2018 admin 0

Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Howlaha Dekedda Muqdisho. Madaxweynaha J.F.S Mudane […]

No Image

Daawo:Warbixin Kus saabsan Safarkii madaxwaynaha Soomaliya uu kutagay Dalka Belguim

20th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka […]

xaaf

Daawo:Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo London soo gaaray

20th July 2018 admin 0

Madeaxwaynaha Galmudug Xaaf oo kusgna maamlihii dambe dalka Belgium ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada London ee caasumada Dalka Ingiriiska, Madaxwayne xaaf ayaa intuu joogo […]

gaas

Daawo:Gaas oo sheegay Axmed madoobe inuu xanuun awgiis uga baaqaday shirkii Brussels iyo xiliga Dorashada Puntland dhacayso

19th July 2018 admin 0

Wararka laga helaayey Mgaalda Brussels ee Dalka Belgium halkaas oo lagu soo gaba gabeeyey shirkii looga lahadlaayey arimaha Soomaliya oo ay kaqayb Galeen Madaxwaynaha Soomaliya, […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaasha Maxkamadaha gobolk Gobolka Banaadir oo Xilka lawareegay

19th July 2018 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Dhawaan Xilalka Kaqaaday gudoomiyaashaga Maxkamadaha Gobolka banadir waxaana maanta Xilalakaas la wareegay Garyaqaan Muuse Macalin Maxamed oo uu Madaxwaynaha soomaliya umagacaabay Gudoomiyaha […]

saraakiil

Muuqaal:Labo Sargaal oo Kasoo Goostay Ciidamada Asluubta Somaliland oo Garoowe lagu soo dhaweeyey

19th July 2018 admin 0

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe kusoo dhowayey Labo sarkaal oo horay uga tirsanaa Ciidanka Asluumta Somaliland ee ku suganaa Gobolka […]

No Image

Sawiro:Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika (COMESA)

19th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta magaalada Lusaka ee dalka Zambia uga qayb galay kulan madaxeedka 20-aad ee wadamada ku […]

No Image

Ra’iisalwasaare Khayre oo Gaaray Dalka Zambia

19th July 2018 admin 0

Ra’iisalwasaare Dalka Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu Gaaray Magaalada Luzaka ee Dalka Zambia, Ra’iisalwasaare khayre ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Shaqaalaha Safaradaha Soomaliya […]

No Image

Madaxwaynaha Soomaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

19th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeyb galay shir looga hadlayay […]

askar

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday eedeysanayaal katirsan Ciidamada Xooga Dalka

19th July 2018 admin 0

Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-qof oo ka tirsan Guutada 14ka October ee ciidamada xoogga dalka […]

murasl

Daawo:Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya

19th July 2018 admin 0

Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Amb. Xasan Xamza. […]

muuday

Muuqaal:Aabe 63 jir ah oo dhameeyay Waxbarashada Heerka Koowaad Ee Jaamacadda.

19th July 2018 admin 0

Ibraahim Mucaawiye Muudeey Aabe 63 jir ah oo dhameeyay Waxbarashada Heerka Koowaad Ee Jaamacadda KOWNEYN UNIVERSITY ee Magaalada Muqdisho,  Waxuuna  Ibraahim Mucaawiye muuday guushaan gaaray asagoo […]

mama

Maqal Iyo Muuqaal:Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Mama Orphan ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

19th July 2018 admin 0

Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta Mama Orphan ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud Waxaa Furitaankii Munaasabada Iskuulka Maam Orphan ka qayb […]

faysal

Faysal Cali waraabe iyo Cali Khaliif oo lakulmay Madaxwayne Farmaajo iyo Masuuliyiin kale oo Somaliland ah ayaa Farmaajo kusoo wajahan

19th July 2018 admin 0

Madaxwaynaha umada Soomaliyeed Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxuu dalka Belgium kaga qayb galay Shirkii udhexeey Somaliya iyo dalalka Taageero dalka soomaliya kaas oo lacag badan […]

No Image

Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo Qaabilay Safiirka Dalka Hindiya uqaabilsan Soomaliya

18th July 2018 admin 0

Muqdisho, July 18, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes