Ra’iisalwasaare Khayre oo Gaaray Dalka Zambia

Ra’iisalwasaare Dalka Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu Gaaray Magaalada Luzaka ee Dalka Zambia, Ra’iisalwasaare khayre ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Shaqaalaha Safaradaha Soomaliya iyo Masuuliyiin katirsan Dalka Zambia, waxaa kaloo soo dhawaynta Ra’iisalwasare Khayre ka qaby qaatay Jaaliyada Soomaliyeed ee kusugan dalka Zambia.

Wararkeena Dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.