Daawo:Gudoomiyaasha Maxkamadaha gobolk Gobolka Banaadir oo Xilka lawareegay

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Dhawaan Xilalka Kaqaaday gudoomiyaashaga Maxkamadaha Gobolka banadir waxaana maanta Xilalakaas la wareegay Garyaqaan Muuse Macalin Maxamed oo uu Madaxwaynaha soomaliya umagacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banadir iyo Abshir Cumar Cabdulaahi oo isagan loo magacabay Gudoomiyaha Racfaanka yaa xililkii loo magacaabay lawareegay.

Munaasabadii Gudoomiyaasha Xilka kula kala wareegayeen ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Asluubta Ciidanka Soomaliyeed, Xeer ilaaliyaha qaran iyo gudoomiyaha Maxkamada sarre ee soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.