Daawo:Gaas oo sheegay Axmed madoobe inuu xanuun awgiis uga baaqaday shirkii Brussels iyo xiliga Dorashada Puntland dhacayso

gaas

Wararka laga helaayey Mgaalda Brussels ee Dalka Belgium halkaas oo lagu soo gaba gabeeyey shirkii looga lahadlaayey arimaha Soomaliya oo ay kaqayb Galeen Madaxwaynaha Soomaliya, Madaxda Mamul goboleedyada iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa shirkii iskga baxay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Madaxwaynaha Puntland Cabdi wali Gaas ayaa waxuu sheegay inuu Madaxwaynaha Jubbaland shirka uga baaqday Caafimaad awgeed waxuuna aaday Dalka Jarmalka, dhanka kale Madaxwaynaha Puntland ayaa waxuu ka hadlay xiliga laqabano doorashada Puntland waxuuna sheegay inaysan dhaafayn xiligii loogu talagalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.