Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

Wasiir Arrumaha Dibada Soomaliya oo Qaabilay Safiir Qadar ee Soomaali

27th July 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Xasan bin Xamsa Asad Haashim, Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya […]

No Image

ku dhowaad 400-qof oo Imtixaan u galay 24 boosas shaqo oo looga baahan magaalada Jowhar.

27th July 2018 admin 0

Mgaalada Jowhar Xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa imtixaan u fariistay ku dhawaan 385 qof waxaana loo baahan yahay 24 qof oo noqonaya shaqaalo caafimaad, tanina […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaha Degmada Balanbale iyo Xildhibaano ka horyimid Xilka qaadis

27th July 2018 admin 0

Daawo Gudoomiyaha degmada Balanbal iyo xildhibaano galmudug ah oo shir ku qabtay magalada Dhuusamareeb ayaa ka horyimid xilka qaadis uu madaxwayne kuxigeenka galmudug maxamed xaashi […]

hargaysa

Muuqaal:Basaska Magaalada Hargaysa oo shaqo joojin sameeyey

27th July 2018 admin 0
faysal

Daawo:Faysal Cali waraabe oo ka hadlay kulankii iaga iyo farmaajo

26th July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Goloaha Wasiirrada ayaa Ansixiyay Qorshe Lagu Sugayo Ammaanka Caasimadda

26th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda Shirkii caalamiga ahaa ee […]

wasiir

Dowlada Soomaliya oo Cambaaraysay Weerarkii Kenya ku qaaday Gobolka Gedo

26th July 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa cambaareeyey Weerarkii lagu qaadey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuuntoow ee degmada […]

qamro

Daawo:Khamri iyo Xashiishad lagu beeray Beeraha Boorame ayaa lagu gabay Gobolka Awdal

26th July 2018 admin 0
farmaajo

Muuqaal:Madaxweynaha Soomaliya oo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

26th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta hal darajo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo ka […]

shabab

Maxkamadda Ciidamada oo Xukuntay Filim qaadihii Daacish

26th July 2018 admin 0

Jaamac Xuseen Xasan Nuuni oo ahaa Filim-qaadihii kooxda Daacishta Soomaaliya qala-laasaha ka waddo, sidoo kala ahaa mid ka mid ah kuwooda u qaabilsan kooxda qaraxyada […]

xabsi

Mas’uul loo xiray Musuq maasuq Lacageed

26th July 2018 admin 0

Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka , ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo loo haysto eedeymo la xiriira musuq maasuq, Warar aan ka helnay […]

No Image

Wasiirkii waxbarashada Soomaliya oo Xilka laga qaaday

26th July 2018 admin 0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa Xilkii Wasiirnimo […]

guuled

Muuqaal:Ra’iisalwasaare kuxigeenka Dalka Somaliya Marnaba ma aqabali donna Gudniinka fircooniga ah

26th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay gebagebadii aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa joojinta gudniinka gabdhaha ayaa […]

waran

Daawo:Waran Cadde Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

26th July 2018 admin 0

Cali maxamed warancade oo katirsan xisbiga Kulmiye oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa Soomaliland dib ugu soo noqday, waxaana garoonka diyaradaha Hargaysa kusoo dhaweeyey […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Waaraha Soomaaliya Khayre ayaa oo kulan la yeeshay wafti Aqoon yahano

26th July 2018 admin 0

Ra’iisul Waaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan la yeeshay wafti Aqoon yahano ah oo ka kala yimid 5-dal, kuwaas oo u yimid […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes