ku dhowaad 400-qof oo Imtixaan u galay 24 boosas shaqo oo looga baahan magaalada Jowhar.

Mgaalada Jowhar Xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa imtixaan u fariistay ku dhawaan 385 qof waxaana loo baahan yahay 24 qof oo noqonaya shaqaalo caafimaad, tanina waxay ku tususaysaa shaqo la’aanta baahsan ee kajirta soomaliya, dhalinyarada Imtixaanka u fariisatay aya waxay sheegayaan inay rajo wayn ka qaban Imtixaanka ay Galeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.