Daawo:Gudoomiyaha Degmada Balanbale iyo Xildhibaano ka horyimid Xilka qaadis

Daawo Gudoomiyaha degmada Balanbal iyo xildhibaano galmudug ah oo shir ku qabtay magalada Dhuusamareeb ayaa ka horyimid xilka qaadis uu madaxwayne kuxigeenka galmudug maxamed xaashi ku sameeyey gudoomiyaha degmada balanbale waxayna sheegeen inaan si sharci ah loo marin xilka qaadista gudoomiyaha balanbale madaama Madaxwayne kuxigeenka uu kusugnayn Galmudug.

arinkaan ayaa imaanaya xili ay Galmudug ka jira is qabqabsi u dhaxeeya madaxda Galmudug taas oo aan wali laxalin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.