Daawo:Waran Cadde Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

waran

Cali maxamed warancade oo katirsan xisbiga Kulmiye oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa Soomaliland dib ugu soo noqday, waxaana garoonka diyaradaha Hargaysa kusoo dhaweeyey siyaasiyiin, waxgarad iyo Cuqaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.