Daawo:Ra’iisul Waaraha Soomaaliya Khayre ayaa oo kulan la yeeshay wafti Aqoon yahano

Ra’iisul Waaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan la yeeshay wafti Aqoon yahano ah oo ka kala yimid 5-dal, kuwaas oo u yimid ka qayb galka shir looga hadlayay Tacliinta Sare ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Qaranka ayaa uga mahed celiyay weftigan in ay soo booqdaan Soomaaliya, taas oo iftiiminaysa sida ay usoo ka banayso aqoonta iyo waxbarashada Soomaaliya. Sidoo kalena waxuu kala hadlay xaaladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.