Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

yariisow

Safiirka Turkiga ayaa Gudoomiye Yariisow uga Mahad Celiyay xafladdii uu u qabtay Shaqaalaha Dalka Turkig

5th July 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho, Cabdi Raxmaan Cumar Cusman (Enj Yariisow) ayaa Saakay oo Khamiis ah Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Turkiga u […]

ilay

Daawo:Hay’ada Human Rights Watch ayaa ku eedaysan Cabdi Ilay inuu kamasuul yahay dil, Jirdil kufsi kadhacay Jeel ogaadeenyo

5th July 2018 admin 0

Hay’ada Xuququl aadamka ayaa waxay soo bandhigtay Muuqaal 25 Saacadood oo si qarsoodi ah looga duubay Ilalada Xabsiga Jeel ogaadeenyo oo lagu dhibaateeyey shacab badan […]

No Image

Daawo: xildhibaan ibi oo soo bandhigay Goobaha ay gaynayaan dad Xujaajta ah

5th July 2018 admin 0

Xildhibaan Ibi oo kamida Shirkaadaha u qaadaya dadka gudanya Xajka ayaa waxuu ka warbixiyey goobaha loo diyaaariyey bulshada Soomaliyeed ee soo gudanaysa Waajibaadka Xajka.

koronto

Muuqaal:Taliska qaybta 27 aad ee xoogga dalka ayaa Hirsahbeelle ku wareejiyey mas’uuliyada Aruurunta Canshuurta

5th July 2018 admin 0

Taliska qaybta 27 aad ee xoogga dalka ayaa dawlad goboleedka Hirsahbeelle ku wareejiyey mas’uuliyada Aruurunta Canshuurta oo ay si kumeel gaara u hayeen Ciidamada Xooga […]

No Image

Taliyaha ciidanka Booliska oo sheegay in Sameynayo Ciidamada C.I.D

5th July 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa sheegay in Taliska uu ku howlan yahay sameynta ciidan dhar cad ah oo laga […]

hobyo

Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya, Galmudug iyo dawladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo

5th July 2018 admin 0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. […]

axmed madoobe

Deg Deg: Madaxwaynaha jubbaland oo isku shaandhayn kusameeyey Golaha wasiirada Jubbaland

4th July 2018 admin 0
madoobe

Daawo:Jubbaland ayaa Si Kulul U Ee daysay Taliska Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed

4th July 2018 admin 0

Dhawaan Bay ahayd Markii wafti balaraan oo u hogaaminaayo Taliyaha Cidaanka Xooga dalka Soomaliya Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ay booqasho ku tageen Magaalada Kismaayo […]

ciidan

Muuqaal:Ciidamo hor leh gaaray Jiida dagaalka ee Tukaraq

4th July 2018 admin 0
hobyo

Sawiro:Hobyo Wasiirka Dekadaha soomaliya oo Waheliyaan wafti ka socda dekadaha Qatar ayaa gaaray

4th July 2018 admin 0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. […]

No Image

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u furay Ciidanka ilaalada nabad gelyada wadooyinka Trafficada

4th July 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta tababar u furay Askar iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska, gaar ahaan Ciidanka […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga

4th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha ku shaqada leh siyaasadda loo […]

farmaajo

Maqal iyo Muuqaal:Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyey Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya

4th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da […]

dagaal

Dagaal udhaxeeya Alshabab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay Gobolka Mudug

4th July 2018 admin 0

Wararka Aan Ka Helayno Deegaanka Caad ee Gobolka Mudug Ayaa Sheegaya in Dagaal u Dhexeeya Alshabaab Iyo Dadka Deegaanka uu Halkaasi Ka Qarxay Subixii hore […]

No Image

Madaxweyne Muuse Oo Xil Cusub Magacaabay

4th July 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes