Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya, Galmudug iyo dawladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo

hobyo

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wafdigan oo ay ka mid yihiin Saraakiil ka socota Wasaaradda Dekedaha ee Dalka Qadar ayaa waxaa Magaalada kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamul Goboleedka Galmudug Soomaaliya iyo Bulshada halkaasi ku dhaqan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.