Muuqaal:Taliska qaybta 27 aad ee xoogga dalka ayaa Hirsahbeelle ku wareejiyey mas’uuliyada Aruurunta Canshuurta

koronto

Taliska qaybta 27 aad ee xoogga dalka ayaa dawlad goboleedka Hirsahbeelle ku wareejiyey mas’uuliyada Aruurunta Canshuurta oo ay si kumeel gaara u hayeen Ciidamada Xooga dalka Soomaliya qaybtooda ku sugan Horshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.