Dagaal udhaxeeya Alshabab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay Gobolka Mudug

dagaal

Wararka Aan Ka Helayno Deegaanka Caad ee Gobolka Mudug Ayaa Sheegaya in Dagaal u Dhexeeya Alshabaab Iyo Dadka Deegaanka uu Halkaasi Ka Qarxay Subixii hore Saaka, Waxaan Lasheegay in dadka deegaanka ay weerar ku qaadeen Deegaanka caad oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

Waxaa jira qasaaro ka dhashay dagaalkaas udhaxeeya Alshabab iyo dadka deegaanka Caad ee Gobolka Mudug sida wararka nagu soo gaarayaan waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda wali laxaqiijin.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.