Muuqaal:Magaalada Boosaaso oo wado xumo soo wajahday

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa soo wajahay Wado xumi taas oo Keentay mararka qaarkood inay kuwax yeeloobaahn gadiidka waa wayn oo xamuulka qaada taas oo qasaaro u gaysato gaariga iyo hantida saaray.

Shacabka Magaalada Boosaso iyo ganacsatada timaada ayaa waxay ka codsadeen Maamulka Puntland inay wax kaqabtaan dhibta kajirta wadooyinka Boosaas, waxaa kaloo shacabka ay sheegeen in markasta Canshuur laga qaado gadiid mid yar iyo mid wayn wax laga qabtay wadooyinka Boosaasana majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.