Daawo:Wasiirka warfaafinta Somaliya oo faah-faahiyay safarkii wafdiga Madaxweynaha Soomaliya ku tageen Dalka Eriteria

wasiir

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii booqasho 3-cisho qaadatay uu ku tegay magaalada Asmara ee dalka Eretria,Isaga oo halkaas dhigiisa dalka Eretria kula soo saxiixday Heshiisyo Muhiim ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.