Daawo:Wasaradaha Kaluumaysiga maamul goboleedyada oo Xiririka ujaray Wasarada Kaluumaysiga Dowlada somaliya

bad

Wasaaradaha Kaluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya oo shir ku yeeshay Mgaalada kismaayo Ayaa Si Ku Meel’gaar Ah Xiriirkii Ugu Jarey Wasaaradda Kaluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
By Waxar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.