Daawo:warsaxafadeedkii ay isla qabteem Madaxwayne Farmaajo Wakiilka EU iyo Wasirka arimaha Dibada Sweden

farmaajo

Magaalada Brussels ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shirkii ugu socday dowlada soomaliya iyo Beesha Caalamka, shirkaas ayaa waxuu kusoo dhamaaday Guul iyo is afgarad, shirkaan ayaa waxaa lagu amaanay Horumarka ay kasameysay Dowlada Soomaliya ladagaalanka Musuq maasuqa,ladagaalanka Alshabab iyo sida ya soomaliya Madaxdeeda uga go’an tahay Horumarka dalka Soomaliya.

Shirkaan ayaa waxaa lacag badan loogu balan qaaday Dowlada soomaliya lacagta xogeedana waxay ka timid World Bank iyo Dalalka Yuribaanka, ugu dambantii ayaa waxaa war saxaafadeed isla qabtay Madaxwaynaha Soomaliya Wakiilka EU iyo Wasiirka arimaha dibada dalka Sweden waxayna midowga Yurub ugu deeqeen lacag ka dheeraad ah tii horay loo balan qaaday taas oo cadeeda tahay 200 Milyan dalka Sweden ayaa ayakuna balan qaaday 350 Milyan 5 Sano ee soo socota.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.