Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Shaqaalaha Jubbaland Adan Ugaas ayaa u Balanqaadey Maktabadda Garbaharey Dhaqaale

qoloshe

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Adan Ugaas Cismaan (Qolooshe) ayaa u Balanqaadey Maktabadda Guud ee Garbaharey bixinta kirada guriga mudo lix bilood ah taas oo ah 1800$.

Howl-wadeenada Maktabadda waxay umahad-celinyaan Mudane Aadan Qolooshe waxay ku amaanayaan kaalinta lixaadka leh uu ka qaatay Maktabadda Garbaharey, Waxaan ka rajeynaynaa masuuliyiinta kale in ay tusaale ka dhigtaan mudane Adan oo dhinkooda ka qeyb qataan hormarinta deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.