
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele ayaa waxaa Horay loogu kufsaday Mama 85 Jir taas oo noqotay waxa ummada Soomaliyeed la yaabaan, waxaana taas ku xigtay Hooyo lix Caruura Leh oo iyadan alagu kufsaday Magaalada Jowhar.
Kufsigaan ayaa waxuu noqday wax xad dhaafa u baahan in wax laga qabto dadka dhibkaas gaysanaya, waxaana la malaynayaa in haween badan oo la kufsaday jiraan balse ay baqayaan inay bulshada lawadaagaan dhibka loogaystay.
hoos kadaawo warbixinta shaahshaa Dulmidiid
Leave a Reply