Dowlada Soomaliya oo Balanqaaday inay Bixinayso qarashka dadkii kudhaawacmay Qaraxii Muqdisho

dhaawaa

Wasiiro ka tirsan xukuumadda FS iyo mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa Isbitaalada Muqdisho ku booqday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qaraxii maanta argagixisadu la beegsatay, Wasiirka warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo booqday dhaawaca ayaa waxay sheegen in dowlda Soomaliya bixinayso qarashka kubaxaya caafimaadkooda.

Wasiirka warfaafinta Soomaliya ayaa sheegay in halqof oo dhaqaatiirta dhaheen inaan dalka wax looga qaban Karin in looqaadayo dalka dibadaiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.