Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

lacag

Guddiga Qaran Ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa Deeq Lacageed gaarsiiyay Dagmada Jalalaqsi

2nd June 2018 admin 0
lacag

Daawo:Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe aya deeq lacaga Gaarsiiyey Tuulooyinka Maandheere iyo Deymosame

2nd June 2018 admin 0

Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe iyo Gudiga Gurmadka heer federaal ee Waxkaqabashada fataahaadihii Wabiga Shabelle uu Kageystay Shabellaha Dhexe ayaa kuwareejiya Lacago ilaa Afar boqol oo […]

No Image

Daawo:Awaare iyo Shariif Xasan oo Nairobo ujoogay danahooda gaarka ah ayaa Lagusoo dhaweeyey Muqdisho

1st June 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaddib safar uu ugu maqnaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana […]

sool

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool oo runta ka sheegin xaalada lascaano

1st June 2018 admin 0

Gobolka sool gaar ahan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa kajira Qalalaase iyadoo shacabkii Magaalada laascaano loo taxaabay Xabsiyada Magaalada laascaano ayaa Gudoomiyaha Gobolka sool oo shir […]

No Image

Daawo:Bulshada Ku dhaqan Gobalka Gedo ayaa so dhaweyay Heshiiska Dowlada Dowladaha Somalia iyo Kenya

1st June 2018 admin 0

Bulshada Gobolka Gedo ayaa waxay soo dhaweeyeen Heshiiskii dhexmaray dowlada Soomaliya iyo Kenya, qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Baardheere ayaa waxay sheegeen inuu ahaa […]

roob

Daawo:Dad Ku Geeriyooday Roobab Xalay Ka Da’ay Gobolk Maroodi Jeex

1st June 2018 admin 0
faarax nuure

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee NabadoonFaarax Nuure Xuubeey

1st June 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

lacag

Gudida Fatahaada Baladweyne Oo Lacag Lagu Wareejiyay

1st June 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ibraahim Cabdulaahi Axmed Ayaa deeq lacag oo gaaraysa 50 Kun oo ka timid Xubnaha Aqalka Sarre ee Soomaliya ayaa waxaa lagu wareejiyey […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo Lagu wareejiyey Gadiid Dagaal iyo Ciidan

1st June 2018 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Camey oo kusugan Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa lagu wareejiyey  Gadiid Dagaal iyo Ciidan tiradooda Dhan tahay 135 Askiro […]

barlamanhore

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliya Oo Balanqaaday Bixinta Xuquuqda Barlamaankii Hore

1st June 2018 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad, […]

diri

Muxaadaro sheekh maxamed sheekh cumar dirir su,aalo diini Ah

1st June 2018 admin 0
ramadan

Daawo:Faa’idada Bisha Ramadaan

1st June 2018 admin 0
puntland

Daawo:Shirkii golaha Wasiirada Puntland oo laga hadlay dagaalka Tukaraq iyo shacabka laascanood

1st June 2018 admin 0

Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa qodobadii Maanta looga hadlay waxaa ka mid ahaa dagaalka deegaankaTukaraq ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland. Kulanka waxaa […]

No Image

Wax Garadka Beelaha Ka Soo Jeedo Galmudug ayaa ku Baaqay in Wada Hadal Lagu Dhameeyo Qilaafka Galmud

1st June 2018 admin 0
No Image

Xuska Maalinta Qowmiyahada Dalka Ethiopia Oo ka dhacday Garoowe

1st June 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 23 24

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes