Daawo:Shirkii golaha Wasiirada Puntland oo laga hadlay dagaalka Tukaraq iyo shacabka laascanood

puntland

Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa qodobadii Maanta looga hadlay waxaa ka mid ahaa dagaalka deegaankaTukaraq ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland.
Kulanka waxaa shirgudoominayey Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas’waxaana laga soo saaray War-Saxaafadeed lagu sheegay in uu socon doono dagaalka Tukaraq,sidoo kale waxa ay ka hadleen dhibaato ay sheegeen in lagu haayo shacabka laas-caanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.