DaawoC:aabuqdwaaq U Diyaar Garowga Ciidul Fidriga

eid

Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa laga dareemayaa Udiyaar garoowga Ciida iyadoona Shacabka degmada ay Ciidaan udiyaar garoobayaan waxaad arkaysaa waladiin iyo ilmo suuyada Magaalada Galaya ayakoo iibsanaya Dharkii Ciida.

Warbixintaa Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.