Qaar Ka Mid Ah Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Loo Sameeyey Afur

rashin

Qaar Ka Mid Ah Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Loo Sameeyey Afur waxaana afurkaan loo sameeyey dad kudhow 200 qof oo ah dadka danyarta ah ee aan wax haysan, Mashruucaan Afurinta oo soconaya inta ka dhiman Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku deeqday Hay’ad laga lee yahay Imaaradka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.