Daawo:Wadooyin kamida Magaalada Muqdisho oo Xiran Xaalad Aman awgeed

Ciidamada Xasilinta Amaanka Muqdisho ayaa waxay Baarayaan Gaadiidka iyo dadweynaha Muqdisho, Ciidamada ayaa la dhigay dhamaan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho waxaana isticmaalka wadooyinkaas loo diiday Gaadiidka dadweynaha.

Ciidamada Xasilinta Amaanka Muqdisho ayaa sameynaya taxadar iyo feejignaan ku aadan in Al-shabaab ay weeraro ka fuliyaan magaalada Muqdisho inta lagu gudo jiro maalmaha Bisha Ramadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.