Daawo:Madaxwaynaha galmudug iyo wifidi uu hogaminayo aƴaa manata soo garay magalada dhuusamreeb

Madaxwaynaha galmudug iyo wifidi uu hogaminayo oo uu kamida yahay Madaxa Xukuumada Galmudug Shiiq shaakir aƴaa waxay soo garay magalada dhuusamreeb waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, Madaxwayne xaaf iyo Waftigiisa ayaa waxay kasoo kici timiin Magaalada Baydhabo oo kasocday Shirkii Aminga qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.