Daawo:Garaad Jaamac Garaad Ismacil oo fariin udiray Somaliland iyo Puntland

garad

Garaad Jaamac Garaad Ismacil Ducaale oo ka mida Garaadada Sool iyo sanaag cayn oo shir jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Laascaanood ayaa waxuu ka warbixiyey kulan uu la yeeshay waxgaradka Magaalada Laascaanood waxuuna sheegay in laysku raacay in nabad galyada laga shaqeeyo.

Waxaa kaloo garaadka ka hadlay Dagaalka Tukaraq waxuuna sheegay inuu yahay garaadka Puntland iyo Soomaliland waxuuna ugu baaqay labad dhinac ee isku haya dagalka Tukaraq in dagaalka la joojiyo oo amaanka laga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.