Madaxweynaha dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo,ka dib markii uu ka so qayb galay Shirkii Golaha Amniga Qaranka. kaas oo labadii Maalmood ee ugu danbeeyay ka socdey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
Axmed Madoobe ayaa Dowlada Soomaliya iyo Xildhibanada waxay ku wareejiyeen lacag loogu talagalay Dadka ku waxyeeloobay Fatahaada wabiga Jubba iyo Roobabka, lcagtaas oo tiradeeda ku dhowdahay 300 oo Kun oo doolar ayaa meelay aaday la ogayn shacabkii baahiyaha uqabayna Lama gaarsiin Dowlada Soomaliya iyo Gudiga Gurmad fataahadana waxaa ugu dambaysay Markii Axmed Madoobe iyo kooxdiisa lagu wareejiyey.
Leave a Reply