Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2018

No Image

Madaxweyne Biixi Oo Qaabiley Wafti Dawlada Ingiriiska ka Socda

29th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Gedo ayaa kulamo laqaatay maamulka Degmada Luuq

28th May 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Muxumed aadan oo ay waheliyaan Gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo ayaa waxaa kulamo la qaatay maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kulankaan […]

barlaman

Daawo:Qaarka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka digay sii socoshada dagaalka Tuk Raq ee Soomali

28th May 2018 admin 0

Qaarka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka digay sii socoshada dagaalka TukRaq ee Soomali kaas oo keenay qasaare Dhimasho iyo dhaawac waxay kaloo sheegeen […]

laascao

Daawo:Booliiska soomaliland oo sheegay inay kala eryeen dad bananbaxyo ka dhigay laascaano

28th May 2018 admin 0
No Image

Xildhibaannada Labada Aqal Ee Laga Soo Doorto Galmudug ayaa digniin udiray Xaaf iyo Shaakir

28th May 2018 admin 0

Xildhibaannada Labada aqal ee laga soo doorto Galmudug ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo dhanka kalena talooyin soo […]

camey

DaawO:Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo sheegay shacbka Laascaano dhibaato lagu hayo

28th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Puntland oo sheegtay in dagaalka Tukaraq ka dhexeeyo Puntland iyo Somaliland

28th May 2018 admin 0

Wasiirka amniga Dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) oo si kulul uga hadlay xoraynta dhulka Puntland ayaa sheegay dagaalka waxaa soo qaaday Soomaliland lamana aqbalayo […]

qarjab

Daawo:Wasiir Qarjab oo sheegay in dagaalku socon doono inta maamulka Hargeysa ciidankiisu joogo taako kamida dhulka puntland.

28th May 2018 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo sheegay in dagaalku socon doono inta maamulka Hargeysa ciidankiisu joogo taako kamida dhulka Puntland, waxaa kaloo sheegay […]

diri

Daawo:Su’aalo & Jawaab Diini ah Sh Mohamed Omar Dirir

28th May 2018 admin 0
lacag

Daawo:Ururka dhalinyarada gobolka Banaadir ayaa deeq Lacaga ay iska aruuriyeen kuwareejiyeen Gobolka Banaadir

28th May 2018 admin 0
lacag

Dowlada Soomaliya ayaa lacag Dhan 250 Kub Doolar gaarsiisay Baladwayne

28th May 2018 admin 0

Magaalada Baladwayne ayaa waxaa gaaray Xildhibaano kamida dowlada federalka Soomaliya kuwaas oo gaarsiiyey lacag dhan 250 Kun doolar oo ka timid Dowlada Soomaliya oo loogu […]

lacag

Istimaalka Shiling Soomaliya Oo La Qaadan Wayay Goboladda Dhexe

28th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Banaan bax weyn ka dhacay baladwayne loogana soo Horjeedo Maamulka Baladwayne Kadib Markii dil

27th May 2018 admin 0
rashin

Daawo:Ciidamada Xooga dalka ee Baardheere ayaa Deeq ay iska so jareen waxaa ay Gaarsiyeen Qoysas Danyar

27th May 2018 admin 0

Taliska Ciidmada Qaybta 43aad gaar ahaan Guutada 10aad ururka 49aad ee Saldhiga Bardheere ayaa Deeq lacaga oo ay kasoo jareen Mushaarkooda waxaa ay Gaarsiyeen Qoysas […]

No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre ayaa dalka Dib ugu soo Laabtay

27th May 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Dalka dib ugu soo laabtay, Wasiiru dawlaha Arrimaha dibada soomaaliya ayaa ka war-bixinaya kulammadii uu Ra’iisul wasaaruhu […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes