Daawo:Raysawasaare Khayre ayaa dalka Dib ugu soo Laabtay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Dalka dib ugu soo laabtay, Wasiiru dawlaha Arrimaha dibada soomaaliya ayaa ka war-bixinaya kulammadii uu Ra’iisul wasaaruhu la yeeshay Masuuliyiintii kala duwanayd ee uu kula kulmay Dalka Ethiopia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.