Daawo:Ciidamada Xooga dalka ee Baardheere ayaa Deeq ay iska so jareen waxaa ay Gaarsiyeen Qoysas Danyar

rashin

Taliska Ciidmada Qaybta 43aad gaar ahaan Guutada 10aad ururka 49aad ee Saldhiga Bardheere ayaa Deeq lacaga oo ay kasoo jareen Mushaarkooda waxaa ay Gaarsiyeen Qoysas Danyar ah oo ku Nool Degmada Bardheere Gedo Somalia.

Qoysaskii deeqda lagaarsiiyey ayaa waxay ugu mahadceliyeen Deeqdii ay soo gaarsiiyeen Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed qaybtooda baardheere ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.