Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Gedo ayaa kulamo laqaatay maamulka Degmada Luuq

Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Muxumed aadan oo ay waheliyaan Gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo ayaa waxaa kulamo la qaatay maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kulankaan aya waxaa looga hadlay qasaaraha ay gaysteen fatahada wabiga Jubba kaas oo sababay Barakac iyo qasaaro hantiyeed.

Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Muxumed aadan ayaa waxuu sheegay inay u yimaadeen Luuq sidii ay wax uga ogaan lahaayeen dhaqaalihii dowlada Soomaliya ugu deeqday in sidii loogu talagaly Bulshada u gaareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.