Dowlada Soomaliya ayaa lacag Dhan 250 Kub Doolar gaarsiisay Baladwayne

lacag

Magaalada Baladwayne ayaa waxaa gaaray Xildhibaano kamida dowlada federalka Soomaliya kuwaas oo gaarsiiyey lacag dhan 250 Kun doolar oo ka timid Dowlada Soomaliya oo loogu talagalay dadka ku wax yeeloobay fahataada wabiga Shabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.