Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya ayaa caawa ubax dhigay taallada SYL

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay ubax dhigey taaladda SYL si loo wayneeyo Tariikhda Hal gamayaashii dhalinyaradii Gobonimo doonka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay Ubax-dhiga Qaar ka mid ah golihiisa Wasiirka dhalinyarada iyo taliyayaasha Ciidamada,xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka iyo madax kale, Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in manta ay tahay 75-guuradii kasoo wareegtay markii ay bilaabeen dhalinyaradii SYL halgankii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.